Kula Kula Saabsan Qalin

Ku Saabsan Qalin Edu

Qalin Edu waa madal waxbarasho oo caalami ah oo bixisa koorsooyin tayo sare leh oo ku baxa afafka Soomaaliga iyo Ingiriiska, annagoo isticmaalayna teknoolajiyad casri ah.

Hadafkayaga (Our Mission)

Inaan u fududaynno qof kasta oo Soomaali ah ama ku hadla afka Soomaaliga inuu helo waxbarasho tayo leh oo caalami ah oo la xiriirta tiknoolajiyada, maamulka, iyo ganacsiga, isagoo jooga gurigiisa ama goobtiisa shaqo.

Aragtidayada (Our Vision)

Inaan noqonno madasha ugu weyn uguna tayada sarreysa ee barashada cilmiga casriga ah ee Bariga Afrika, anagoo dhiseyna jiil aqoon u leh software engineering, digital design, iyo xirfadaha qarniga 21-aad.

Maxay Dadku Noo Doortaan?

100%

Koorsooyin Tayo leh

50+

Macallimiin Khabiir ah

50,000+

Arday Qalinjabisay

Faa'iidooyinka Qalin Edu

Google Meet Automation

Dhammaan fasallada tooska ah waxaa si otomaatig ah loogu xiraa Google Meet iyo jadwalkaaga gaarka ah.

Af-Soomaali & English

Koorsooyinka waxaa lagu sharxayaa luuqadda aad ugu jeceshahay si aad si fudud wax u fahamto.

Shahaado Caalami Ah

Markaad dhameysato koorsada, waxaad heleysaa shahaado rasmi ah oo aad ku darsan karto CV-gaaga.